미디어 커버리지1건1개 미디어
general
기타

Sacuudiga oo xaqiijiyay duqeymaha Xudeyda, balse sheegay inuusan beegsan dekedda

Horseed Media

Xiisadda Bariga Dhexe ayaa gashay marxalad cusub kaddib markii Sacuudiga uu qaaday duqeymo lagu beegsaday magaalada dekedda leh ee Xudeyda (Hodeidah) ee galbeedka Yemen.

Weerarka ayaa yimid maalmo uun kadib markii fallaagada Xuutiyiinta ay ku dhawaaqeen inay xannibaad badeed ay ku soo rogeen maraakiibta Sacuudiga, taasoo sare u qaadday cabsida laga qabo in dagaalku ku fido marin-biyoodka muhiimka ah ee Badda Cas. ...

전문 보기

이 뉴스, 어떠셨어요?

탭 한 번으로 반응 · 로그인 불필요

관련 뉴스

관련 뉴스 제보는 로그인 후 가능합니다.